Jaaliyada soomaalida ee sacuudiga oo kulan ka yeeshay hormarinta waxbarashada iyo caafimaadka
Jaaliyada Soomaalida ee Sacuudiga oo kulan ka yeeshay hormarinta Waxbarashada iyo Caafimaadka
BARNAAMIJYO
Dhagayso Barnaamijka Saaka iyo Soomaaliya 19-05-2012
Halkaan Ka Dhagayso Barnaamijka Saaka Iyo Soomaaliya Idaacada Risaala Magaalada Muqdisho 19-05-2012.
Saturday, May 19, 2012
Dhagayso Barnaamijka Hambalyada bulshada Idaacada Risaala 18-05-2012
Halkaan Ka Dhagayso Barnaamijka Hambalyada Bulshada Ee Idaacada Risaala Magaalada Muqdisho 11-05-2012.
Friday, May 18, 2012
Dhagayso Barnaamijka Galka Wararka ee Idaacadda Risaala 18-05-2012
Barnaamijka Galka Wararka waa Barnaamij Todobaadle ah waxaadna Idaacadda Risaala ee Magaalada Muqdisho ka dhagaysataan Todobaadkiiba maalinta Jimcaha saacadu marka ay tahay 6:30—7:00 Subaxnimo waxaadba si rogaal celin ah idaacadda Risaala uga maqashaan habeenka Jimcaha oo ay Sabti soo galayso Saacaddu marka ay tahay 10:05--- 10:30 Habeenimo.
Friday, May 18, 2012
Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka Shirkadda Warbaahinta Risaala 17-05-2012
Halkaan ka dhagayso Barnaamijka Dhacdooyinka Idaacadda Risaala oo aad dhagaysataan Habeen waliba marka laga reebo Habeenimada Jimcaha oo ay sabti soo galayso saacaddu marka ay tahay 9:30-10:30 Habeenimo.
Friday, May 18, 2012
Dhagayso Barnaamijka Dood Furan ee warbaahinta Risaala 17-05-2012
Halkaan ka dhagayso Barnaamijka Dood Furan Shirkadda Warbaahinta Risaala ee Magaalada Muqdisho 17-05-2012.
Thursday, May 17, 2012
Dhagayso Barnaamijka Saaka iyo Soomaaliya 17-05-2012
Halkaan Ka Dhagayso Barnaamijka Saaka Iyo Soomaaliya Idaacada Risaala Magaalada Muqdisho 17-05-2012
Thursday, May 17, 2012
Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka Shirkada Warbaahinta Risaala 16-05-2012.
Halkaan ka dhagayso Barnaamijka Dhacdooyinka Idaacadda Risaala oo aad dhagaysataan Habeen waliba marka laga reebo Habeenimada Jimcaha oo ay sabti soo galayso saacaddu marka ay tahay 9:30-10:30 Habeenimo.
Wednesday, May 16, 2012
Dhagayso Barnaamijka Muuqaalka Maanta ee Idaacadda Risaala 16-05-2012
Barnaamijka Muuqaalka Maanta Shirkadda Warbaahinta Risaala ee Magaalada Muqdisho waa barnaamij maalinle ah waxaadna Idaacadda Risaala ee Magaalada Muqdisho ka dhagaysataan maalin waliba marka ay Saacaddu tahay 4:00 ilaa 5:00 Galabnimo marka laga reebo jimcaha.
Wednesday, May 16, 2012
Dhagayso Barnaamijka Saaka iyo Soomaaliya 16-05-2012
Halkaan Ka Dhagayso Barnaamijka Saaka Iyo Soomaaliya Idaacada Risaala magaalada Muqdisho 16-05-2012
Wednesday, May 16, 2012
Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka Shirkada Warbaahinta Risaala 15-05-2012.
Halkaan ka dhagayso Barnaamijka Dhacdooyinka Idaacadda Risaala oo aad dhagaysataan Habeen waliba marka laga reebo Habeenimada Jimcaha oo ay sabti soo galayso saacaddu marka ay tahay 9:30-10:30 Habeenimo.
Tuesday, May 15, 2012
Dhagayso Barnaamijka sahan Idaacada Risaala 15-05-2012
Halkaan Ka Dhagayso Barnaamijka Sahan Idaacada Risaala ee Magaalada Muqdisho oo Habeen kasta Idaacada Risaala aad Ka Dhageysataan Saacada marka ay tahay 8:00-9:00 Habeenimo Marka Laga reebo jimcaha iyo Khamiista.
Tuesday, May 15, 2012
Dhagayso Barnaamijka Muuqaalka Maanta ee Idaacadda Risaala 15-05-2012
Barnaamijka Muuqaalka Maanta Shirkadda Warbaahinta Risaala ee Magaalada Muqdisho waa barnaamij maalinle ah waxaadna Idaacadda Risaala ee Magaalada Muqdisho ka dhagaysataan maalin waliba marka ay Saacaddu tahay 4:00 ilaa 5:00 Galabnimo marka laga reebo jimcaha.
Tuesday, May 15, 2012
 
CIYAARO
Xiddigo laga soo kala ururiyay Dunida oo la ciyaari doona Messi iyo saaxiibadiis
Macallinkii hore ee xulka Qaranka Ingiriiska Fabio Capello ayaa hor kici doona xiddigo laga soo kala ururiyay caalamka kubadda cagta oo kulan Saaxiibtinimo kaga hor tagi doona koox kale oo uu hor kacayo Ciyaaryahanka ugu wanaagsan dunida ee Reer Barcelona Lionel Messi,
Friday, May 18, 2012
Suarez: "Riyadeedu waa inaan ka ciyaaraa La Liga-ha Spain"
25-jirka reer Uruguay Luis Alberto Suárez ee weerarka kaga ciyaara kooxda Liverpool ee ka dhisan dalka Ingiriiska ayaa sheegay in riyadiisu tahay in mar uu ka ciyaaro La-Ligaha dalka Spain.
Friday, May 18, 2012
Inter Milan oo si toos ah ula wareegtay Fredy Guarin
Kooxda reer Talyaani Inter Milan ayaa si toos ah ula wareegtay ciyaaryahanka reer Clombia ee qadka dhexe ka ciyaara Fredy Guarin ee heshiiska amaahda ah kala soo wareegtay kooxda FC Porto ee ka dhisan dalka Portugal.
Friday, May 18, 2012
DEG DEG: Macalinkii Lazio oo is casiley..!
Macalinkii Lazio Edy Reja ayaa xaqiijiyay inuu go’aansaday ka tegista gegada Stadio Olimpico.
Thursday, May 17, 2012
Dhagayso Barnaamijka Ciyaaraha Idaacadda Risaala 17-05-2012
Halkaan Ka Dhagayso Barnaamijka Ciyaaraha Idaacada Risaala ee magaalada Muqdisho 17-05-2012.
Thursday, May 17, 2012
Zlatan ibrahimovic oo lagayaabo inuu isaga tago Ac-milan
Warbaahinta talyaaniga ayaa maalmihii ugu danbeeyay hadal haysay in zlatan uu isaga tago doono xagaagan naadiga ac-milan waxaana loo sababeeynayaa kadib qilaaf soo kala dhex galay isaga iyo tababarihiisa Alegri.
Thursday, May 17, 2012
Daniel Alves oo seegi doona finalka koobka delrey
Laacibka dhanka midi gee danbe uga ciyaara naadiga Barcelona Daniel alves ayaa waxaa soo gaaray dhaawac kadib markii uu kajabay kalxanta.
Thursday, May 17, 2012
Lucas Podoliski oo rajeynaya inuu koob la qaado Arsenal
Laacibka u dhashay wadanka jarmalka lucas podoliski dhawaana kusoo biiray naadiga arsenal ayaa waxa uu sheegay in Arsenal uu ugu soo biiray inuu laqaado koobab.
Thursday, May 17, 2012
Tababarihii Kooxda Liverpool oo shaqada isaga tagay
Macalinkii kooxda Liverpool Keny Dalglish ayaa iminka la xaqiijiyay in kooxdiisa laga diray kadib maalmo dhowr ah oo ay xaalad hubaal la’aan ihi ka jirtey aayaha macalinkan Scot-ka ah.
Thursday, May 17, 2012
Liiska Ciyaartoyda Xulka Ingiriiska oo lagu dhawaaqay
Macallinka cusub ee xulka qaranka Ingiriiska Roy Hodgson ayaa si rasmi ah u magacaabay 23-ka ciyaartoy ee xulka qaranka Ingiriiska kaga qeyb galeya tartanka Euro 2012,
Thursday, May 17, 2012
 
 
WARARKII UGU DANBEEYAY
Jaaliyada Soomaalida ee Sacuudiga oo kulan ka yeeshay hormarinta Waxbarashada iyo Caafimaadka
Qaar ka mid ah Jaaliyada Soomaalida ee ku nool dalka Sacuudiga ayaa kulan ka yeeshay sidii loo hormarin lahaa Waxbarashada iyo Caafimaadka.
Saturday, May 19, 2012
Mauritius & Soomaaliya oo kala saxiixday heshiis ku aadan Maxkamadeynta burcad-badeeda
Dowladda Mauritius ayaa jimcihii shaacisay in la isku afgartay Maxkamadeynta burcad-badeeda Soomaalida, kuwaas oo qalqal galiyay Maraakiibta ganacsiga Caalamiga ee adeegsada xeebaha u dhow Soomaaliya.
Saturday, May 19, 2012
Maryan Aways: "Qorshe tababar dibadda ah loogu qaadayo qaar ka mid ah haweenka ayaan wadnaa"
Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay inay waddo sidii tababar dalka dibadiisa ah ay ugu qaadi lahayd qaar ka mid ah haweenka Soomaaliyeed.
Saturday, May 19, 2012
Cabasho ka soo yeereysa dadka qaba cudurka Albiiniyooska ee ku dhaqan Dhadhaab + Sawir
Waxaa sii kordheysa cabashada ka soo yeraysa dadka qaba cudurka looyaqaan Albiiniyooska ama korka cad cad ee ku dhaqan xeryaha Dhadhaab.
Saturday, May 19, 2012
Dhagayso Warka Subaxnimo ee Idaacadda Risaala 19-05-2012
Halkaan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo Idaacada Risaala ee Magaalada Muqdisho 19-05-2012.
Saturday, May 19, 2012
Xisaabiyihii Shirkadda SKA ee lacagaha la goostay oo gacanta lagu dhigay
Wararka naga soo gaaraya magaalada Nairobi ee Xarunta Dalka Kenya ayaa waxay sheegayaan in gacanta lagu dhigay qasnajigii guud ee Shirkada Maamusha garoonka Diyaaraha Muqdisho ee SKA oo maalintii shalay lacag fara badan kala goostay goroonka diyaaradaha Muqdisho.
Saturday, May 19, 2012
200 dhallinyaro Soomaali ah ku sugan Yemen oo loo diiday inay ku soo laabtaan Soomaaliya
Xuseen Xaaji Axmed Qunsul ku xigeenka Soomaaliya ee Dalka Yemen oo wareysi siiyey Idaacadda Risaala ee magaalada Muqdisho ayaa wuxuu sheegay in dhallinyaro Soomaali ah oo gaaraya 200 oo doonayey inay dib ugu soo laabtaan Soomaaliya laga hor istaagay.
Saturday, May 19, 2012
Qasnajigii Guud ee Shirkada SKA Muqdisho oo lacago badan la goostay
Warar lagu kalsoon yahay oo aan helayno ayaa waxay sheegayaan in maanta uu gabi ahaan goostay qasnajigii guud ee Shirkada Maamusha garoonka Diyaaraha Muqdisho ee SKA, waxaana la sheegay inuu la goostay lacag badan oo uu haayay.
Friday, May 18, 2012
Islaan Bashiir Islaan Cabdulle oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Magaalada Muqdisho + Sawiro
Muqdisho---Islaan Bashiir Islaan Cabdulle Islaan Faarax oo maanta si heer sara ah loogu soo dhaweeyay Garoonka diyaaradaha Caalamiga ah ee Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.
Friday, May 18, 2012
Dhagayso Warka Habeenimo ee Idaacadda Risaala 18-05-2012
Halkaan Ka Dhagayso Warka Habeenimo Idaacada Risaala ee Magaalada Muqdisho 18-05-2012.
Friday, May 18, 2012
Midowga Afrika oo maanta gaadiid dagaal guddoonsiiyey Ciidamada Dowladda Soomaaliya
Munaasabad maanta ka dhacday Xarunta Dugsiga Tababarka Xalane ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa 27 gadiid lagu guddoonsiiyay Ciidamada dowladda Soomaaliya.
Friday, May 18, 2012
Madaxweyne Caalin iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Dalka Ethiopia
Madaxweynaha maamulka Galmudug Maxamed Axmed Caalin iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Adis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia.
Friday, May 18, 2012
Dhagayso Warka Duhurnimo ee Idaacadda Risaala 18-05-2012
Halkaan Ka Dhagayso Warka Duhurnimo Idaacada Risaala ee Magaalada Muqdisho 18-05-2012.
Friday, May 18, 2012
Shirkadda Horn Petroleum oo joojisay howlihii shidaal qodista ee ay ka waday dooxda Dharoor
Shirkadda Horn Petroleum oo ka mid ah shirkadaha shidaalka qodista ka wada deegannada Puntland ayaa joojisay howlihii ay ka waday dooxda Dharoor.
Friday, May 18, 2012
Gaadiidleeyda Muqdisho oo tilaabo wanaagsan ku tilmaamay dib u dhiska lagu sameeynayo wadooyinka
Gaadiidleyda ka howlgala Magaalada Muqdisho ayaa maanta soo dhaweeyey howlaha lagu dayac tirayo Waddooyinka waaweyn ee Magaalada Muqdisho.
Friday, May 18, 2012
Dhagayso Warka Barqanimo ee Idaacadda Risaala 18-05-2012
Halkaan Ka Dhagayso Warka Barqanimo Idaacada Risaala ee Magaalada Muqdisho 18-05-2012.
Friday, May 18, 2012
Somaliland oo maanta u dabaal dagaysa 21 sano kaddib markii la aasaasay maamulkaasi
21- sano kaddib ayaa waxaa maamulka Somaliland ee sheegay inuu ka go'ay Somaliweyn inteeda kale maanta u dabaal dayaa 21 sano kaddib markii ay go’een oo ay calan gaar ah qaateen.
Friday, May 18, 2012
Shuuke C/raxmaan Odawaa oo ka cabanaya muuqaalkiisa oo loo adeegsaday hoggaamiyaha Shabaab
Shuuke C/raxmaan Odawaa oo horay ugu tirsanaa Ururkii bur buray Xisbul Islaam ee ku biiray Al-Shabaab oo ku sugan degmada Guriceel ayaa wareysi uu siiyay Warbaahinta Risaala ee Magaalada Muqdisho waxaa uu kusoo bandhigay Cabasho uu ka cabanayo in Sawirkiisa loo adeegsado hogaamiyaha Ururka Al-Shabaab Sheekh Muqtaar C/raaxamaan Abuu subayr oo loo yaqaan Godane.
Friday, May 18, 2012
Dhagayso Warka Subaxnimo ee Idaacadda Risaala 18-05-2012
Halkaan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo Idaacada Risaala ee Magaalada Muqdisho 18-05-2012.
Friday, May 18, 2012
Al-Shabaab oo sheegay inay Ciidamo u dirayaan Al-qaacidada dalka Yemen
Afhayeenka dhinaca howlgallada Ururka Al-Shabaab Sheekh Cabdi Casiis Abuu Muscab oo lahadlay warbaahinta ku hadasha Afka Ururka Al-Shabaab ayaa sheegay inay taageero siinayaan Al-qaacidada dalka Yamen oo maalintii sadexaad ay duqeyn ku socoto.
Friday, May 18, 2012
Saraakiisha Ahlusunna ee gobolka Gedo oo sheegay inay howlgallo dhul balaarsi ah ka sameeyeen gobolkaasi
Sheekh Maxamed Xuseen Isxaaq (Al-qaadi) Afhayeenka Gobolka Gedo ee Ururka Ahlusunna oo la hadlay Idaacadda Risaala ee Magaalada Muqdisho ayaa wuxuu sheegay inay ka sameeyeen Gobolkaasi howllago dhulbaraalsi ah.
Friday, May 18, 2012
C/raxmaan Sh. Ibraahim: "waxaan ku guuleysannay inaan xabsiyada dalka ku soo celinno dad lagu eedeeyay burcad-badeednimo"
Wasaradda kalluumaysiga iyo qeyraadka Badda Xukumadda KMG Soomaaliya ayaa sheegtay inay ku guulaysatay inay xabsiyadda dalka ku soo celiso dad lagu eedeyay burcad-badeednimo kuna xirnaa dalka dibadiisa.
Friday, May 18, 2012
Ugu yaraan 34-qof oo ku dhintay shil Bas oo ka dhacay dalka Vietnam
Sida ay sheegayaan Booliska ugu yaraan 34-qof ayaa ku dhintay in ka badan 20 kalena waa ay ku dhaawacmeen shil Bas oo ka dhacay bartamaha dalka Vietnam.
Friday, May 18, 2012
Save the Children oo sheegtay in ka badan lix Milyan oo qof oo ku nool Niger ay haysato xaalad macluul ah
Hay’adda Save the Children ayaa sheegtay in ka badan lix Milyan oo qof oo ku nool dalka Niger ay haysato xaalad macluul ah.
Friday, May 18, 2012
Qodobo Xasaasi ah oo looga hadlay Kulanka Golaha Wasiirada ay maanta ku yeesheen Muqdisho + Sawiro
Shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiiradda oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali, ayaa looga hadlay arrimaha dhameystirka xilliga Kala Guurka ah.
Thursday, May 17, 2012
Dhagayso Warka Habeenimo ee Idaacadda Risaala 17-05-2012
Halkaan Ka Dhagayso Warka Habeenimo Idaacada Risaala ee Magaalada Muqdisho 17-05-2012.
Thursday, May 17, 2012
Wararka Idaacadda Risaala Media Corporation
Online Visitors: 5     Total Visitors:
News in English
 
WAREYSIYO
 
DAREENKA BULSHADA
 
   
Warka Subaxnimo Warka Barqanimo Warka Duhurnimo Warka Fiidnimo
MUUQAALADII UGU DANBEEYAY