DAREENKA BULSHADA
Radio Risaala Profile
Radio Risaala Profile
this is the Profile of Risaala Media Corporation.
Tuesday January 28, 2014 - 10:35:56
Fanaan Maxamed Suleymaan Tubeec oo xanuun dartiis isbitaal loo dhigay iyo baaq uu ujeediyay Dowladda (Warbixin)
Fanaan Maxamed Suleymaan Tubeec oo xanuun dartiis isbitaal loo dhigay iyo baaq uu ujeediyay...
Fanaanka Soomaaliyeed ee Maxamed Saleebaan Tubeec ayaa wuxuu ku xanuunsanayaa Isbitaal ku yaalla Dalka Jarmalka, halkaasi oo loo dhigay xanuun haya oo u baahan in qalliin lagu sameeyo.
Monday January 27, 2014 - 12:40:37
YAA KU HABOON HOGAANKA MAAMULKA GOBOLKA BANAADIR? (Talo ku socota Madaxweyne Xasan)
YAA KU HABOON HOGAANKA MAAMULKA GOBOLKA BANAADIR? (Talo ku socota Madaxweyne Xasan)
Shaki kuma jiro Gobolka ay hoos timaado caasimadda Soomaaliya ee Banaadir u baahan yahay maamul waxtar leh iyo hogaan suuban oo marxaladan kala guurka ah la jaanqaadi kara, waxna ka bedeli kara xaalada...
Sunday January 26, 2014 - 16:44:48
Wax ka baro Sagaal waxyaabood ee hurdada ku saabsan.
Wax ka baro Sagaal waxyaabood ee hurdada ku saabsan.
Hadii aynu nidhaa hurdo hala sharaxo ama si hoose haloo faaqido, umaleyn maayo in hal warbixin iyo wax la mid ah lagu sharxi karo.hase yeeshee waxaan si kooban u soo bandhigayaa sagaal arimood oo hurdada...
Sunday January 26, 2014 - 10:10:34
 Toban qaab uu kuu sahleysa in aad sigaarka iska deyso
Toban qaab uu kuu sahleysa in aad sigaarka iska deyso...
Ka sheekeynta sigaarka iyo sida uu u saameeyo caafimaadka ma ahan wax ku cusub indhaha iyo dhagaha dadyow badan oo caalamka ku nool , kuwaana waxaa ka mid ah dadka soomaaliyeed.
Friday January 24, 2014 - 18:36:05
MAQAAL:GARSOORE MAXAA SHURUUD AH OO LOOGA BAAHANYAHAY?
MAQAAL:GARSOORE MAXAA SHURUUD AH OO LOOGA BAAHANYAHAY?
Maxkamadaha & Garsoorka Dalka waa u muhiim amniga iyo Horumarka dalka guud agaantiisa,haddaanu Caddaala jirin Amni ma imaan karo waayo zamankan aakhiru zamaanka ah waxay dadka badankooda ka baqayaan Ciqaabta...
Thursday January 23, 2014 - 11:21:03
Maxaad ka taqaan Awoodda Alle iyo Abuurtaada ( Q,1aad )
Maxaad ka taqaan Awoodda Alle iyo Abuurtaada ( Q,1aad )
Allaah subxaanahu watacaalaa wuxuu inoo sameeyay qaab abuuris tii ugu fiicneyd ,wuxuuna xubin kastaa oo ka mid ah jidhkeena ka yeelay mid leh mucjiso iyo micnayaal badan oo ku hoos qarsoon. Dad badan ayaana...
Wednesday January 22, 2014 - 19:20:26
Soomaali banaanbax ka dhigtay Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka
Soomaali banaanbax ka dhigtay Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka
Banaanbaxaan oo ay kasoo qeybgaleen dhalinyaro iyo haween Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota ayaa waxay kaga dalbanayeen dowlada Mareykanka inay cadaalada hor keenaan...
Monday November 11, 2013 - 12:04:17
Tahriibayaal laga soo bad baadiyay biyaha u dhaxeeyo dalka Liibiya iyo Talyaaniga‏
Tahriibayaal laga soo bad baadiyay biyaha u dhaxeeyo dalka Liibiya iyo Talyaaniga‏
Wararka naga soo gaaray Goor dhoweyd Jasiiradda Lambaduusa ee Dalka Talyaaniga ayaa sheegayo in ciidamada ilaalada xeebaha Talyaaniga ay soo bad baadiyay 500 oo muhaajiriin Afrikaan ah oo u badan Soomaali...
Saturday October 12, 2013 - 06:27:55
Daawo Sawirada arday kaalmaha ka galay Tartanka Qur'aan Aqriska oo la abaalmariyay
Daawo Sawirada arday kaalmaha ka galay Tartanka Qur'aan Aqriska oo la abaalmariyay
Waxaa maanta si rasmi ah xarunta Idaacada Risaala ee Magaalada Muqdisho abaal marino loogu guddoonsiiyay arday ka qeybgashay tartanka Qur’aan Aqriska Idaacada oo kaalmaha galay.
Monday July 29, 2013 - 11:59:04
« Previous 1 2 3 ... 5 Next » All
Page 1 of 5 Total Pages
Page: Items per page:
KEYDKA SAWIRADA