KEYDKA SAWIRADA
Daawo Sawirada Al-Shabaab oo Soo bandhigay Meydad Askar Itoobiyaan ah
Daawo Sawirada Al-Shabaab oo Soo bandhigay Meydad Askar Itoobiyaan ah
Al-Shabaab ayaa soo bandhigay meydadka labo askari oo Itoobiyaan ah kuwaasi oo ay sheegeen inay ku dileen dagaal culus oo ka dhacay Wabxo oo Galgaduud ka tirsan.
Monday April 07, 2014 - 07:27:47
Daawo Sawirada ciidanka huwanta oo Shabeelaha hoose dhaq-dhaqaaq kawada
Daawo Sawirada ciidanka huwanta oo Shabeelaha hoose dhaq-dhaqaaq kawada
Ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dhaq-dhaqaaq ciidan waxa ay ka wadaan Gobalka Shabeelaha hoose.
Saturday March 22, 2014 - 12:45:42
Daawo Sawirada sida Madaxweynaha Soomaaliya Muqdisho loogu soo dhaweeyay
Daawo Sawirada sida Madaxweynaha Soomaaliya Muqdisho loogu soo dhaweeyay
Halkaan Ka Daawo Sawirada sida Madaxweynaha Soomaaliya loogu soo dhaweeyay Magaalada Muqdisho.
Sunday February 16, 2014 - 14:11:14
Daawo Sawirada Qaraxyadii ka dhacay Muqdisho
Daawo Sawirada Qaraxyadii ka dhacay Muqdisho
Halkaan Ka Daawo Sawirada Qaraxyadii shalay ka dhacay Muqdisho ee mid uu ka dhacay nawaaxiga Hoteelka Oriental oo Degmada Beexaani ku yaala iyo mid kale oo lala eegtay gaari uu watay Guddoomiye kuxigeenka...
Tuesday February 11, 2014 - 12:51:42
Daawo Sawirada Booliiska oo soo bandhigay waxyaabaha qaraxyada dheemishka laga sameeyo
Daawo Sawirada Booliiska oo soo bandhigay waxyaabaha qaraxyada dheemishka laga sameeyo
Taliska ciidanka Booliiska Dowladda federaalka Soomaaliya, ayaa maanta soo bandhigay waxyaabaha qarxa oo laga sameeyo dheemishka ama faalsada ah, xili habeen hore madaafiicdii Magaalada Muqdisho laga maqlay...
Wednesday February 05, 2014 - 12:55:51
Daawo Sawirada canaantii Ra'iisul Wasaaraha kadib oo Wasiirka amniga xalay Tallaabo qaaday
Daawo Sawirada canaantii Ra'iisul Wasaaraha kadib oo Wasiirka amniga xalay Tallaabo...
Kadib markii Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya C/wali Sheekh Axmed Maxamed uu canaan kala duldhacay laamaha ammaanka dalka Soomaaliya ayaa Wasiirka amniga qaranka Xukuumadda Soomaaliya wuxuu xalay kormeer...
Wednesday February 05, 2014 - 09:20:33
Daawo Sawirada Carwo Al-kowthar oo aan booqasho ku tagnay
Daawo Sawirada Carwo Al-kowthar oo aan booqasho ku tagnay
Halkaan Ka Daawo Sawirada Carwo Al-Kowthar aan kasoo qaadnay
Sunday February 02, 2014 - 12:18:25
Daawo Sawirada Al-Shabaab oo Baraawe ku gubay calamada USA iyo Isra'il
Daawo Sawirada Al-Shabaab oo Baraawe ku gubay calamada USA iyo Isra'il
Banaanbax ka dhacay Degmada Baraawe ee Gobalka Shabeelaha hoose shalay oo Jimco aheyd ayaa waxaa lagu gubay calamada Mareykanka Israa'iil iyo calanka Dowladda Uganda.
Saturday February 01, 2014 - 09:38:08
Daawo Sawirada Dadweyne xiray wadada Trepiano, markii AMISOM gaadiidkooda qof ku jiiray halkaasi
Daawo Sawirada Dadweyne xiray wadada Trepiano, markii AMISOM gaadiidkooda qof ku jiiray...
Halkaan Ka Daawo Sawirada Dadka careysan ee isugu soo baxay nawaaxiga Daarta Trepiano, kuwaasi oo ka carooday gaari AMISOM oo qof shacab ah halkaasi ku jiiray kana tagay.
Tuesday January 28, 2014 - 12:27:09
Daawo Sawirada Puntland oo soo bandhigtay hub ay sheegeen in dagaalkii Gal-gala ku qabsadeen
Daawo Sawirada Puntland oo soo bandhigtay hub ay sheegeen in dagaalkii Gal-gala ku qabsadeen
Maamulka Puntland ayaa soo bandhigay hub ay sheegeen inay ku qabsadeen dagaalkii maalin kahor ka dhacay deegaanka Buuraha Gal-gala ee Gobalka Bari, ee dhexmaray ciidamada Maamulka Puntland iyo ciidamada...
Monday January 27, 2014 - 07:35:45
« Previous 1 2 3 ... 31 Next » All
Page 1 of 31 Total Pages
Page: Items per page:
KEYDKA SAWIRADA