WARARKA
RW Saacid oo cambaareeyay weerarkii maanta ee UNDP-da
RW Saacid oo cambaareeyay weerarkii maanta ee UNDP-da
Muqdisho, 19, June, 2013..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa si kulul u cambaareyey qaraxii ka dhacay maanta xarunta QM ay ku leedahay Muqdisho.
Wednesday June 19, 2013 - 17:44:35
Wasiirka arimaha gudaha oo ka hadlay weerarkii maanta lagu qaaday xarunta UNDP-da ee Muqdisho
Wasiirka arimaha gudaha oo ka hadlay weerarkii maanta lagu qaaday xarunta UNDP-da...
Wasiirka arimaha gudaha iyo amniga qaranka Xukuumadda C/kariin Xuseen Guuleed oo ka warbixiyay weerarkii maanta lagu qaaday xarunta UNDP-da ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in weerarkaasi uu sababay...
Wednesday June 19, 2013 - 16:36:26
Dhageyso Warka Duhurnimo Idaacada Risaala
Dhageyso Warka Duhurnimo Idaacada Risaala
Halkaan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo Idaacada Risaala Magaalada Muqdisho oo maanta intiisa badan aan ku falanqeynay qaraxii iyo dagaalkii xarunta UNDP Muqdisho lagu qabsaday 19-6-2013
Wednesday June 19, 2013 - 14:26:45
Xaalada Xarunta UNDP oo degan iyo ciidanka Dowladda oo goobta ku sugan
Xaalada Xarunta UNDP oo degan iyo ciidanka Dowladda oo goobta ku sugan
Waxaa degan xaalada xarunta UNDP ee Magaalada Muqdisho halkaasi oo maanta ay kudhawaad hal saac ay la wareegeen rag hubaysan oo rasmi ahaan ka tirsan xoogaga Shabaab.
Wednesday June 19, 2013 - 14:06:34
Al-Shabaab oo sheegtay inay ka dambeeyeen weerarka iyo qaraxyada UNDP lagu qaaday
Al-Shabaab oo sheegtay inay ka dambeeyeen weerarka iyo qaraxyada UNDP lagu qaaday
Ururka Al-Shabaab ayaa sheegtay masuuliyada weeraro iyo qaraxyo maanta ka dhacay xarunta UNDP ee Magaalada Muqdisho.
Wednesday June 19, 2013 - 13:16:08
Wararkii ugu dambeeyay xarunta UNDP ee Muqdisho iyo ciidanka dowladda oo gudaha ugalay
Wararkii ugu dambeeyay xarunta UNDP ee Muqdisho iyo ciidanka dowladda oo gudaha ugalay...
Xaalada xarunta UNDP ee Magaalada Muqdisho ayaan weli sahlaneyn,iyadoo ragii hubaysnaa ee la wareegay xarunta ay gudaha ku sugan yihiin weli.
Wednesday June 19, 2013 - 12:47:46
 Rag hubaysan oo la wareegay xarunta UNDP Muqdisho iyo rasaas dhaceysa
Rag hubaysan oo la wareegay xarunta UNDP Muqdisho iyo rasaas dhaceysa...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay xarunta UNDP ee Magaalada Muqdisho,iyadoo rag hubaysan ay halkaasi la wareegeen.
Wednesday June 19, 2013 - 12:22:23
Deg deg:Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay xarunta UNDP Muqdisho
Deg deg:Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay xarunta UNDP Muqdisho
Warar goordhaweyd naga soo gaaray wadada aada Airportka Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay qarax xoogan oo wararka qaar ay sheegayaan inuu yahay mid ismiidaamin ah.
Wednesday June 19, 2013 - 11:58:47
Ra’iisul Wasaaraha oo sheegay in dib loo soo celinayo Jaamacadii hore ee Umada
Ra’iisul Wasaaraha oo sheegay in dib loo soo celinayo Jaamacadii hore ee Umada
Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay inay wado qorshe ku aadan soo nooleynta dugsiyadii Dowlada ee shacabka Soomaaliyeed ay iskaa wax uqabso ku dhiseen.
Wednesday June 19, 2013 - 09:23:01
Saraakiisha Baay oo beeniyay in askari ka tirsan ciidankooda uu ku biiray Shabaab
Saraakiisha Baay oo beeniyay in askari ka tirsan ciidankooda uu ku biiray Shabaab
Saraakiisha ciidanka dowladda ee Gobalka Baay ayaa waxa ay beeniyay hadal kasoo baxay Ururka Al-Shabaab kaasi oo ku aadanaa in askari ka tirsan ciidanka Dowladda uu isku soo dhiibay Al-Shabaab.
Wednesday June 19, 2013 - 09:21:56
« Previous 1 2 3 ... 904 Next » All
Page 1 of 904 Total Pages
Page: Items per page:
KEYDKA SAWIRADA