Halkaan ka Dhageyso Barnaamijka Ciyaaraha Todobaadka oo Todobaadkiiba caawa oo kale aad ka dhagaysataan Shirkada Wabaahinta Risaala ee Magaalada Muqdisho 05=12=2012
Barnaamijka Waxaa soo
jeedinaya Wariyaheena Maxamed Qadar Ibraahin Daahir iyo sidoo kale Xasan Cabdi
Axmed.