Wednesday December 05, 2012 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  
Allaha Unaxariistee waxaa Cawaa magaaladaa Muqdisho ku geeriyooday Fanaanka Caanka ee Soomaaliyeed Axmad Heybe Caraale.


Fanaanka ayaa Goordhow u geeriyooday Xanuun maalintii shalay ku soo booday Sida uu Idacaada Risaala uu u xaqiijiyay Abwaan Cabdi dhuux Yuusuf Cali oo ah Maareeyaha Tiyaatarka Qaranka.

Maareeyaha ayaa sheegay in Fanaanka uu ifka uga tagay Todobo Caruur oo dhamaantood kuwada Sugan Muqdisho.

Marxuumka Caawa geeriyooday ayaa kamid ahaa Howalada Waabari waxaana uu fanka ku soo biiray Xiligii Dowladii kacaanka iyadoo caan uu ku ahaa qaadista Heesaha Wadaniga ah.

 

COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Security Code :  
 
 
 
KEYDKA SAWIRADA