Thursday December 06, 2012 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  
Golaha Wasiirada xukuumada Soomaaliya ayaa maanta kulan caalami ah oo ku yeesheen Magaalada Muqdisho waxaa ay ku gorfeeyeen arimo badan.


Kulanka ayaa waxaa shir gudoominayay Ra’iisul Wasaaraha soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid waxaana kulanka ka dib waxyaabo looga hadlay ka warbixiyay wasiirka wasaarada Khayraadka Dalka.

Wasaiirka ayaa sheegay in Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya ay isku raaceen dhoofinta Xoolaha in la fasaxo dhawaan.

C/risaaq Cumar Maxamed Wasiirka Wasaarada qayraadka ayaa hadalkiisa intaa ku daray in arinta dhoofinta Xoolaha loo xilsaaray Wasiiro Islamarkaan xoolaha laga dhoofin doono hada ka dib Dakada Muqdisho.

Dhinaca kale ayuu sheegay Wasiirka in laysla meel dhigay inay mamnuuc tahay in dareeska ciidamada dowlada lagu iibiyo Suuqyada magaalada Muqdisho cidii lagu arkaana iyadoo iibinaysa talaabo laga qaadi doono.
 

COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Security Code :  
 
 
 
KEYDKA SAWIRADA