Wareegtada ayaa waxaa ku qorneed 20-wasiir ku xigeeno iyo sidoo kale 5-wasiiro Dowlayaal.
Sababta 29-wasiir ku xigeeno looga dhigay ayaa waxaa lagu sheegay in 10-ka wasiir ee dalka Soomaaliya ay hayaan dhowr wasaaradadood sidaasi awgeedna la isla gartay in 20-wasiir ku xigeeno laga dhigo.
Goordhaw ayaa xafiiska Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya laga shaacin doonaa qoraalka magacyada Wasiirada iyo wasiiro ku xigeenada.
Aqriso oo la soco Risaala.net mar walba meel kasta oo aad joogto, si aad u hesho wararkii ugu dambeeyey dal iyo dibad. Nagala soo xiriir: webmaster@risaala.net ama radiorisaala@hotmail.com