“Waxaan rabnaa inuu aad uyaraado musuqmaasuqa islamarkaana meesha lagu ilaawo si taasi loo sameeyana waxaa loo baahan yahay in shacabka Soomaaliyeed ay ka qeyb qaataan dib udhiska dalka Soomaaliya”Sidaasi waxaa yiri Guddoomiyaha Gobalka Banaadir.
Shacabka Soomaaliyeed ayuu ugu baaqay inay ka shaqeeyaan sidii ay uga qeyb qaadan lahaayeen dib udhiska dalka Soomaaliya iyo Dowladdnimada.
Soomaaliya ayaa lagu tirayaa dalalka caalamka ugu musuqmaasuqa badan marka loo eego musuqmaasuqa ka jira Soomaaliya.
Aqriso oo la soco Risaala.net mar walba meel kasta oo aad joogto, si aad u hesho wararkii ugu dambeeyey dal iyo dibad. Nagala soo xiriir: webmaster@risaala.net ama radiorisaala@hotmail.com