Wednesday January 02, 2013 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  
Liverpool ayaa shaacisay inay doonayso ciyaaryahanka qadka dhexe ee Palermo Josip Ilicic oo January lagu wado inuu ka tago kooxdiisa.

Sida aynu ka soo xiganay Daily Mail Liverpool ayaa si weyn lala xiriirinayaa ciyaaryahanka u dhashay wadanka Slovenia oo ah nin tayaysan.

24 jirkan ayaa Sidoo kale waxaa doonayay AC Milan oo uu ka dhaawacan yahay Djong.

Josip Ilicic ayaa todobaadkii hore sheegay inuusan kalaba labaynin inuu kooxo kale ku biiro.
 

COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Security Code :  
 
 
 
KEYDKA SAWIRADA