Wednesday January 02, 2013 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  
Doonista Ciyaaryahanka kooxda Inter Milan ka tagaya ee Wesley Sneijder ayaa waxaa ku soo biiray kooxaha Arsenal iyo Chelsea oo laga yaabo inay iska fasaxdo Lampard.

Inter Milan ayaa ku eedeeysay Ciyaaryahanka Holland mid hoos ay u dhacday Xifadiisa kubadeed diyaarna ay u tahay in sanadkan ay kawaanka kala iibsiga saarto.

Sida Wakiilka ciyaaryahanka uu u sheegay Tuttosport “waxaa nala soo xiriiray oo doonista Wesley Sneijder ku soo biiray kooxaha Arsenal iyo Chelsea .

Kooxda Taliyaaniga ee Inter Milan ayaa ku qiimaynaysa lacag dhan £24million inuu kaga tagi karo kooxda uguna wareegi karo kuwa kale

Qiimaha ay dalbanayso Inter Milan ayaa ah kii ay horay ay kagala soo wareegtay kooxda Real Madrid laakiin kooxaha raba oo ay ugu madax fiiqan yihiin Chelsea ,Arsenal iyo Manchester United oo hunguri uu ka hayo ayaa ah £200,000-asbuucii oo uu dalbaday ciyaaryahanka in lasiiyo.
 

COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Security Code :  
 
 
 
KEYDKA SAWIRADA