Wednesday January 02, 2013 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  
Ciidamada Amaanka magaalada Gaalkacyo ee maamulka Puntland ayaa howlgal dad badan lagu soo qabtay waxaa ay ka sameeyeen magaalada Gaalkacyo maanta.

Howlgalka ayaa waxaa Idaacada Risaala ugu warbixiyay Taliyaha qaybta Booliska Gaalkacyo Jaamac Maxamad Sandaqad ayaa carabaay in 100 ruux lagu soo qabtay howlgalkas kuwaas oo uu sheegay in lala xiriirinayo falal amaandari inay ka wadeen magaalada.

Taliyaha ayaa sheegay in dadkii dambiga lagu waayay la siiyay kaliya 11 ruux xabsiga ay u gudbiyeen oo tuhun laga qabo.

Howlgalka maanta ayaa yimid iyadoo falal amaandari ay ka jireen magaalada Gaalkacyo oo dilal qorshaysan ay ka dhaceen.
 

COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Security Code :  
 
 
 
KEYDKA SAWIRADA