C/xakin Fiqi Wasiirka gaashaandhigga xukuumada Soomaaliya ayaa sidoo kale umahad celiyay ciidamadii Ethopia ee ka caawiyay ciidama dowladda Saamaaliya sidii gacanta loogu dhigi lahaa magaalada Beydhabo.
Shalay ayuu Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya gaaray magaalada Beydhabo ee xarunta gobolka Baay, waa markii ugu horeysay ee uu gaaro Beydhabo tan iyo markii loo magacaabay xilkan , inkatoo magaalooyin ay kamid yihiin Jowhar Marko iyo Kismaayo uu kol hore booqday Wasiirka .
Aqriso oo la soco Risaala.net mar walba meel kasta oo aad joogto, si aad u hesho wararkii ugu dambeeyey dal iyo dibad. Nagala soo xiriir: webmaster@risaala.net ama radiorisaala@hotmail.com