Sidoo kale Xasan sheekh ayaa Sudan kula kulmay Jaaliyada Soomaalida ee dalkaas oo arday u badan waxaana uu ku soo dhaafay dardaaran badan.
Madaxwaynaha iyo wafdigiisa ayaa la rajaynayaa in garoonka Aadan Cadde ay ka soo dagaan.
Aqriso oo la soco Risaala.net mar walba meel kasta oo aad joogto, si aad u hesho wararkii ugu dambeeyey dal iyo dibad. Nagala soo xiriir: webmaster@risaala.net ama radiorisaala@hotmail.com