Wuxuu sheegay in Hay’addo kala duwan oo dalka Ingiriiska ah ay wada kulmeen sidoo kalena uu dhiman yahay kulan ballaaran oo ay isla wadi doonaan Ra’iisul Wasaaraha dalkaasi iyo Madaxweynaha Soomaaliya.
Xasan Sheekh Maxamuud mar uu la hadlaye Soomaalida ku nool caalamka ayaa wuxuu sheegay in shaqooyinka ay ku haystaan dallalkaasi looga baahan yahay inay la yimaadaan dalka Soomaaliya maadaama buu yiri dalka uu ubaahan yahay fursadahaasi shaqo.
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maalmahan dambe wuxuu socdaalo ku maraye dalal ka tirsan caalamka halkaasi oo uu kulamo kula soo qaadanaye masuuliyiinta dalalka uu socdaalka ku tagay.
Aqriso oo la soco Risaala.net mar walba meel kasta oo aad joogto, si aad u hesho wararkii ugu dambeeyey dal iyo dibad. Nagala soo xiriir: webmaster@risaala.net ama radiorisaala@hotmail.com