Wararka naga soo gaaraya Gobolka NFD ayaa waxaa ay sheegayaan in goor dhow dab ka kacay suuq ku yaala xerada qaxootiga xagar dheer ee gobolka NFD. Waxaa lagu soo waramayaa in dabka uu haatan socdo wax dab damis ahna aysan goobta gaarin.
dhageyso wareysi aynu la yeelanay wariye madax banaan oo lagu magacaabo Max'ed Aadan Caraale oo ku sugan Xerada xagar dheer.