Wafdiga ayaa waxaa la sheegay in dhanka Magaalada loosoo galbiyay iyadoo ammaanka wadada xiriirisa KM4 iyo sidoo kale garoonka Muqdisho aad loo adkeeyay halkaasina lagu xiray marooyin ay ku xardan yihiin calanka dalka Turkiga iyo midka Soomaaliya.
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Turkiga ayaa kulamo la qaadan doono masuuliyiinta dalka Soomaaliya iyadoo gobo kala duwan uu booqan doono.
Aqriso oo la soco Risaala.net mar walba meel kasta oo aad joogto, si aad u hesho wararkii ugu dambeeyey dal iyo dibad. Nagala soo xiriir: webmaster@risaala.net ama radiorisaala@hotmail.com