Waxa ay sheegtay in ujeedka socodkooda uu yahay kadib markii casuumaad rasmi ah ay ka heleen dalka Turkiga halkaasina madax kala duwan oo Turki ah ay kula soo kulmayaan.
Waa markii ugu horeysay ee Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu uduulo dalka turkiga tan iyo markii lasoo doortay.
Aqriso oo la soco Risaala.net mar walba meel kasta oo aad joogto, si aad u hesho wararkii ugu dambeeyey dal iyo dibad. Nagala soo xiriir: webmaster@risaala.net ama radiorisaala@hotmail.com